QARXIS- Kadib markii wasaarada waxbarashada Puntland go'aan ciqaabeed ku ridey dhamaan ardeyda sanadkaan ka qalin jabin laheyd fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe tuulada Qarxis ayaa waxaa soo baxaya warar ...
Natiijada imtixaanada dugsiyada sare ee Itoobiya oo soo baxday ayaa la sheegayaa in tirada baastay sanadkan ay tahay 8.4 boqolkiiba, sidaasina waxaa sheegay wasaarada waxbarashada Itoobiya. Natiijada ...
Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasaarada ayaa sheegtay in imtaxaanka shahaadiga ah ee ...