News
In 2022, the President of Jubaland State of Somalia, Ahmed Mohamed Islam, skilfully outmanoeuvred Puntland’s… Sii akhri ...
Sanadihii u dambeeyay, waxaa si isa soo taraysa u kordhaya tirada dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibaya, iyaga oo u ...
Dowladda Puntland oo ka hortimid gogoshii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegtay in aysan qeyb ka noqon ...
Puntland oo markii u horraysay ka hadashay shakhsiyaad Reer Koonfur Galbeed ah oo ku xiran Gaalkacyo
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali ayaa markii u horraysay jawaab ka bixiyay wararka ku saabsan in shakhsiyaad ka soo jeeda Koonfur Galbeed si afduub ah loogu haysto magaalada ...
Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo xambaaraan Qodoba xasaasi ah ayaa lagu wadaa in uu furmo 15 bishaan oo ku beegan Axadda Todobaadka danbe. Kal-fadhiga oo lagu wado in uu si rasmi ah u ...
Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin firxadkii mileeshiyaadka Daacish ee ka soo cararay togga Baallade.
Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane, oo ka tirsan guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyay miisaaniyadda lacageed ...
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne Deni, ...
“In retrospect, it was unwise to grant P&O a thirty-year concession for Bosaso Port. The Federal Government of Somalia has ...
Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii xalay duleedka Gaalkacyo ku dilay laba dhalinyaro ah oo ka soo baxay beer lagu nasto oo ku dhaw magaalada. Marxuum Siciid Guure Cali oo watay baabuur Dhaweeye ah ayaa ...
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada difaaca Puntland ka soo hoyiyeen Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish.
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results